Home Shirkadda Shaamila Technology waxa ay kugusoo dhaweyneeysaa teknolojiyad sare iyo qiimo aad ujaban si dadka oga faa’iideestaan teknologiyadda Adeegyada Shirkadda Shaamila Software Development Waxa aan dhisnaa softwares isticmaalkooda aad ufududyahay, shaqadooda dhamees tirantahay, qiimahoodahana aad ujabanyahay si aad xog badan ooga hesho guji batoonka hoose Riix halkaan Web Design Warbaahin, shirkad, iskuul, isbitaal iyo nooc walboo yahay website, waxa qiimo macquula kuugu dhiseena website naqshadiisu aad uqurux badantahay si xog badan aad ooga hesho guji batoonka hoose Riix halkaan Web Hosting Shaamila Technology waxa aad kaheleeysaa hosting amaan ah, baaxad weyn lehna adeegyo fara badan iyo qiimayaan aad ujaban.si aad ukala xulato xirmooyinka hosting ee aan heeno guji batoonka hoose Riix halkaan Nagu Saabsan 0 Macaamiil 0 Mashruuc oo guul kudhamaaday 0 macamiil cusub bil kasta 0 Hosting iyo Domains