Software Development

Software Development

Shirkadda Shaamila waxa ay hor marisaa Custom Softwares oo shirkadaha nooca ay dalbadan ah, sida Hospital Managment System, Hotel, Sales, Inventory, School, University ama Hey’ad. waxa ayna si xirfad sare kujirto, mudo gaaban ah iyo walibo qiimo aad ujaban kudiyaarineeysa softwareska kushaqeeya computerada dhexdooda iyo kuwa onlineka ah.

Teknoolojiyad casri ah, xirfad sare, qibrad iyo udabacsanaan macaamiisha waa astaamaha shirkadda shaamila .

Waxa aan isticmaalna teknooloyadahii oogu danbeeyay iyo naqshada loogu jecelyahay anago wadatashi wanagsan lasameeyneeno Macaamilka ubaahan 

Anagoo kafakareeyna dhinacyo badna sida in macamiilka o dhaqsi uhelo softwarekii oo dalbaday, in aay kala duwanaanin softwareka aan dhisnay iyo baahida macaamiilka, in injineerada shirkada ee fahan buuxa kahelaan baahida macaamiilka iyo dhinacyo kale o fara badan waxa aynu qaadanay 5 talaabo oo aan wada mari doono anaga iyo macaamiilka loo abuuraayo softwareka kuwaasoo kala ah

1- Baaritaan iyo Qiimeeyn       2- Dalab iyo Heshiis    3- Sameynta softwareka 4- Tijaabin          5- Dayactir   Ayagoo 

faahfaahin dheeriya