Web Development

Shaamila Technology waxa ay macamiisha u diyaarisay Qubaro udhisa una hor mariya web based systems o ah barnaamijyada onlineka ah si macaamiilka o awoo doogu yeesho hoowlahiisa shaqo inoo kaso maamulo meel fog.

waxa idindhieeyna system is isku mid ooga wada muuqan kara dhamaan qalabka kala duwan ee laga  galo websiteyada sida moobeelada, kompuuterada iyo wixi lamid ah.