Business Manager waa software loogu dala galay maaraynta ganacsiga jumlo iyo tafaariiq, wax la xabadgado iyo wax lacabiro dhamaan. barnaamijkaan waxa oow awood kuusiinaya in si fudud aad oola socoto dhaqdhaqaaaqa ganacsigaaga sida: tirada alaabta, ogaanshaha alaabta dhamaan rabto, faa;iidada laga helay sheey walba, income statement maalinle ah, ogaanshaha dhamaan deemaha kaamaqan iyo faaiidooyin kaloo fara badan