Tiknolojiyad Sare iyo Qiimo jaban
Waa shirkad Si Heer Caalami ah Usameyso Softwares iyo Naqshadeynta Websiteska
Call Us: +252619538797 Email: admin@shaamila.com
Company AddressSTN Building, Bakaro Market, Mogadishu Somalia
Shirkadda Shaamila Technology waxa ka howl gala aqoonyahano farxadoodu tahay ine soosaaran naqshad website oo aad uqurux badan, qibradna uleh naqshadeynta websiteska, waxa kaloo diyaar inahay tababar dhamees tiran, sido kale shirkadda waxa aay kuugu adeegeeysa qiimo aad ujaban, mudo kooban iyo kudadaalidda qancintaada..
Shaamila Technlology waxa ay naqshadeeyneeysaa sawirada kala duwan sida logos, banners, billboards iyo dalabaadka gaarka ah ee laxariira naqshadeeynta sawirada.
Gacmo furan ayaan kuguso dhaweyneenaa, nalawadaag sida aad wax urabto, waa shaqadeena inaa kuugu adeegno sida ad wax urabto iyo si kafiican.